DugsiyadaWararkaWaxbarashada

Waa Imisa Tirada Dowladaha Adduunka?

Inbadan oo ka mid ah Juqraafiyahannada adduunka iyo qaar ka tirsan ururrada ku takhasusay dowladaha adduunka ayaa isku khilaafsan tirada dowladaha dunida; sanadkii 1998, ayaa tirakoobyo ay sameeyeen koox baarayaal ah ay ku ogaadeen tirada dowladaha adduunka oo ay ku sheegeen iney tahay “230 dowladood”, oo ay ku jiraan dowlado ismaamul hoosaad haysta oo tiradooda lagu sheegay 25, laakiin wargeyska The Economist ayaa sheegaysa in tirada dowlahadaha dunida ay u dhexeeyso 168-254 dowladood, faahfaahintooduna ay noqoneysan sida hoos ku qoran:

– 46 dowladood oo Asia ah.

-54 dowladood oo qaaradda Afrika ah.

-47 dowladood oo Yurub ah.

-27 dowladood oo Waqooyiga Mareykanka ah.

-12 dowladood oo Koonfurta Mareykanka ah.

-19 dowladood oo qaaradda Australia ah.

Dowladda Vatican-ka ayaa ah tan ugu yar dowladaha adduunka; badkeedu waa 0.44 KM2,  halka Ruushku yahay dowladda ugu badka weyn dowladaha adduunka.

196 dowladoo oo dunida oo dhan ah

Related Articles

Close