arrimaha bulshadaiskuulladaWararka

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Soosaartay War-murtiyeed Ku Aaddan Qaadista Imtixaanka Midaysan ee Dugsiyada Sare ee Dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa  soo saartay war-murtiyeed ku aaddan qaadista imtixaanka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, sanad dugsiyeedka 2016/2017.

Imtixaankan mideysan ayaa waxaa u fariisanaya sanadkan illaa 23,000 oo arday sidii ay sheegay 22 April wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

War-murtiyeedkan oo ay ku saxiixneyd wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa iskugu jiray wargelin, codsi iyo mahadcelin ku aaddan dhamaan sidii imtixaanku uu ugu qabsoomi lahaa si nabad ah oo wanaagsan, waxa uuna u qornaa sidan:-

 

wasaaradda waxbarashada wasaaradda waxbarashada1

Related Articles

Close