Month: June 2017
-
Wararka
Shaqaalaha Dowladda iyo Kuwa Rayidka ah oo La Fasaxay Muddo 3 Cisho Ah
Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Saalax Axmed Jaamac ayaa warqad uu soo saaray ku sheegay in shaqaalaha dowladda iyo…
Read More » -
Wararka
Qiimaha Waxbarashada Dalka oo Xoogaa Koror ah Laga Dareemayo Bishii May, 2017
Waaxda tirakoobka Qaranka ee hoos timaadda wasaaradda qorsheynta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay tusmaha qiimeynta badeecooyinka dalka ee (CPI)…
Read More » -
arrimaha bulshada
Milkiilaha Facebook oo Afur La Qaatay Qaar Ka Mid ah Soomaalida Minneapolis
Milkiilaha shirkadda Faceboo Mark Zuckerberg ayaa afur la qaatay qaar ka mid ah Somali Minneapolis Khamiistii lasoo dhaafay. Zuckerberg ayaa…
Read More » -
arrimaha bulshada
Sirtu Waxay Ku Jirtaa 7 Saacadood iyo Xoogaa Daqiiqado ah!
Dad badan ayaa waxay raadiyaan sacaadada nolosha ama waxa loo yaqaanno afka qalaad happiness, hadaba sirtu waxay ku jirtaa oo…
Read More » -
arrimaha bulshada
Cilmibaaris: Illowshiyuhu Waxa uu Kaa Dhigaa Qof Caqli Badan!!
Illowshiyaha ayaa waxaa la aaminsanaa inuu yahay fashil dhanka maskaxda ah, laakiin daraasad cusub oo dhawaan la sameeyay ayaa lagu…
Read More » -
Wararka
Dalka Turkiga oo Manaahijta Waxbarasho ee Iskuulaadkiisa Ka Saaraya Aragtida Darwin ee Asalka Aadanaha
Mus’uul ka tirsan xukuumadda Turkiga ayaa ku dhawaaqay in iskuulaadka Turkiga ay ka saari doonaan aragtida Darwin ee Asalka Aadanaha…
Read More » -
Wararka
Shirkadda Google oo Kaala Qeybqaadaneysa Helitaanka Shaqada aad Rabto
Shrikadda Google ayaa Talaadadii lasoo dhaafay hawada ku soo daysay barnaamij cusub oo laga heli karo barteeda kaas oo fududaynaya…
Read More » -
arrimaha bulshada
3 Waxyaabood Iska Ilaali..Adeegsigaaga Baraha Bulshada
Shabakadaha ay bulshadu ku wada xiriirto ayaa doodo badan ka dhex dhaliya gudaha dadka adeegsada, marka la eego waacyiga uu…
Read More » -
Wararka
Cilmibaaris Cusub: Aabayaasha Da’da Weyn Waxay Dhalaan Caruur Garaad Sarreysa
Daraasad cusub oo soo baxday ayaa lagu sheegay in aabayaasha da’da weyn ay dhalaan caruur ka caqli badan kuwa ay…
Read More » -
iskuullada
Wasiirka Waxbarashada DFS: Waxaan Dooneynaa Inaan Abuurno Wasaarad Awood leh oo Shaqeynaysa oo Ay Joogaan Dad Xirfadle ah
Wasiirka waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Daahir Cismaan oo ka hadlay gabagabadii shirka wasaaradda mudada labada maalin ah uga…
Read More »