arrimaha bulshadaWararkaWaxbarashada

Ra’isul-Wasaare Ku Xigeenka Dalka oo Ammaan Ballaaran Usoo Jeediyay Wasaaradda Waxbarashada DFS

Ra’isul-wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ammaan ballaaran usoo jeediyay wasiirka waasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Dowladda Federaalka ah iyo howlwadeennada wasaaraddaasi.

Sida aan kasoo xigannay wakaaladda wararka ee SONNA Ra’isul-wasaare ku xigeen Mahdi Maxamed Guuleed oo maanta booqday xurunta wasaaradda waxbarashada ayaa halkaa ammaan ballaaran uga soo jeediyay wasiirka wasaaraddaas Daahir Cusmaan iyo howlwadeennadiisa.

Dhanka kale, wasiirka Waxbarashada oo ra’isul wasaare ku xigeenka ku soo dhaweeyay xarunta wasaaraddiisa ayaa isna dhankiisa sheegay in ay ka go’an tahay in xarunta wasaarradda ay ku dhisaan si iskaa wax u qabso ah.

mahadi2 mahdi

Maandeeq FM

Related Articles

Close