WararkaWaxbarashada

Tartan Loo Qabanayo Shirkadaha Daabacadda oo Ku Aaddan Daabacaadda Buugaagta ee Dugsiyada Dalka

Wasaaradda waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warqad ku aaddan tartan loo qabanayo shirkadaha dalka ee danaynayay daabaacadda buugaagta muqararka u noqonaya ardayda Soomaaliyeed ee dugasiyada sare iyo kuwa kale ee aasaasiga ah.

War-saxaafadeedka oo khuseeya shirkadaha daacaadda dalka ayaa waxaa ku saxiixnaa xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda waxbarashada Axmed Xasan Yusuf, waxaaney u qorneyd sidan:-

 

wasaaradda waxbarashada

 Maandeeq FM

Related Articles

Close