arrimaha bulshadaWararka

Makhluuqa Dunida Ugu Sunta Badan

Makhluuqa dunida ugu suntan badan waa xaywaan badeedka Irukandji jellyfish, waxaa laga helaa xeebaha waqooye ee dalka Australia, laakiin maaha kan ugu degdegta badan, suntan gaarka ah ee uu leeyahay waxay 100 jeer ka badan tahay tan Sunta abriska Cobraha ah ee aadka u khatarta badan.

Noolahase suntiisu ugu dhakhsiyaha badan tahay waa la yiraahdo Box jellyfish, kaas oo suntiisu ay qofka ku dilayso Hal-daqiiqo oo qura, waa inta u dhaxeysa marka ay suntiisu ku gaarto iyo dhimasha waa 1 daqiiqo oo qura.

Irukandji waxa uu ka mid yahay xayawaanaadkii ugu horreeyay ee dhulka, waxa uu jiritaankiisii ugu horreeyay ee dunida lagu qiyaasaa 500 oo milyan oo sano illaa 700 oo milyan oo sano amaba in ka badan, taas oo ka dhigaysa iney ka mid yahay noolihii ugu horreeyay ee dunida.

Irukandji

Maandeeq FM

Related Articles

Close