WararkaWaxbarashada

Shaqaalaha Dowladda iyo Kuwa Rayidka ah oo La Fasaxay Muddo 3 Cisho Ah

Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Saalax Axmed Jaamac ayaa warqad uu soo saaray ku sheegay in shaqaalaha dowladda iyo kuwa hay’adaha gaarka ah la fasaxay muddo 3da cisho ah ee soo aaddan.

Warqadda waxaa loo qoray sidan:-

wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha

Maandeeq FM

 

Related Articles

Close