Day: July 30, 2017
-
Wararka
W.Waxbarashada DFS oo Soo Bandhigtay Abaalmarinta Ay Heleen 10 Arday Ee Ugu Sarreysay Imtixaanka 2016/2017
Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday abaalmarina ay heleen ardaydii ku guuleysatay kaalmaha hore ee imtixaankii mideysnaa…
Read More » -
Wararka
Waxbarashadii oo Inta Badan Dalka Dib Uga Bilaabatay & Xilliga Ay Bilaabaneyso Gobollada Qaar
Iskuulaadka waxbarasho ee dalka ayaa qaarkood dib albaabada loogu furay waxbarashadiina ay si toos ah uga bilaabatay, kadib Labo bilood…
Read More » -
arrimaha bulshada
Daraasad Cusub: Gaari Wadista Badan oo Waxyeello U Geysata Maskaxda
Daraasad cusub oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in wakhti badan oo lagu qaato gudaha gawaarida iney saameyn taban ku…
Read More » -
iskuullada
Dhalinyaro Heer Jaamacadeed ah oo Ka Hadlay Sababihii ay U Doorteen Ciidanka Booliska
Qaar ka mid ah aqoonyahanka dhameeyay jaamacadaha dalka ayaa doortay iney ku biiraan ciidanka booliska iyagoo sheegay sababo kala duwan…
Read More »