WararkaWaxbarashada

W.Waxbarashada DFS oo Soo Bandhigtay Abaalmarinta Ay Heleen 10 Arday Ee Ugu Sarreysay Imtixaanka 2016/2017

Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday abaalmarina ay heleen ardaydii ku guuleysatay kaalmaha hore ee imtixaankii mideysnaa ee dugsiyada sare ee Dalka.

Wasaaradda ayaa ardaydaa soo hor dhigtay 5 dal oo deeq waxbarasho ay uga hayaan iyaguna ay tahay iney kala xushaan qof kastaana dalka uu rabo uu doorto, laakiin si isku mid ah ayaa ardaydii 10 ahaa waxay ku doorteen Dalka Shiinaha oo ay waxbarashadooda ku qaadanayaan iyagoo takhasusyo kala duwan doortay.

Warqadda ayaa kasoo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Cabdi Daahir Cusmaan oo ku saxiixnaa, waxayna u qorneyd sidan:-

 

Soomaaliya

Maandeeq FM

 

Related Articles

Close