WararkaWaxbarashada

Akhriso: Faafaahinta Jaangoynta Xilliyada Dugsiyada & Saacadaha Waxbarasho ee Muqararka Cusub ee Puntland

Waxaa maalintii shalay la faafiyay faahfaahinta dhaqangelinta Muqararka cusub ee dugsiyada sare ee Puntland oo dhawaan ay si toos ah uga dhaqangalaya deegaannadaas, iyadoo muqararkan cusub laga dhigidoono dhammaan iskuulaadka gaarka ah iyo kuwa dowladda ay gacanta ku hayso.

Warqad kasoo baxday xafiiska agaasimaha guud ee wasaaradda Maxamed C/qaadir Cusmaan ayaa waxaa ku xusnaa faahfaahinta jaangoynta xilliyada dugsiyada iyo saacadaha waxbarasho ee muqararka cusub oo la farayo iney fuliyaan iskuulaadka Puntland.

manhajka puntland

wasaaradda waxbarashada puntland1

manhajka puntland2

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa Khamiistii lasoo dhaafay ku dhawaaqday iney si toos ah uga dhaqangelinayso deegaannada Somaliland manhajka cusub ee dugsiyada sare oo ay dhawaan lasoo daabacay.

Maandeeq FM

Related Articles

Close