Day: August 1, 2017
-
Wararka
Ra’isul Wasaare Khayre oo Dib u Furay Kulliyaddii Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah-furayey Kuliyadda Cilmiga Warbaahinta iyo Saxaafadda…
Read More » -
Uncategorized
Banaanbax Looga Soo Horjeedo Wasaaradda Waxbarashada DFS oo Ka Dhacay Caabudwaaq
Banaanbax laga soo horjeedo Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay Maanta Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Banaanbaxan ayaa…
Read More » -
arrimaha bulshada
Buundada Ugu Dheer Dunida oo Laga Hirgeliyay Dalka Switzerland
Dalka Switzerland ayaa Axaddii laga furay Buundada adduunka ugu dheer oo loogu kala soconayo dusha sare ee buuraha Alps iyo…
Read More » -
Wararka
Wasiirka Waxbarashada DFS iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Dalka Suudaan
Wafdi uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare Cabdi Daahir Cusmaan ee DFS ayaa gaaray dalka Sudaan maalinimadii…
Read More » -
Wararka
10 Arday ee Ugu Sarreeyay Imtixaanka Mideysan Qaarkood oo Dareenkooda Deeqaha Waxbarasho Nala Wadaagay
Labada arday ee kala ah Bashiir Maxamed Xirsi iyo Cabdiqadar Cabdullaahi oo kaalmaha 1aad iyo 5aad ka galay imtixaanka midaysan…
Read More »