Day: August 3, 2017
-
Wararka
Somaliland: Xukuumadda oo Go’aan Kama Dambays ah Ka Gaartay Kaniisadda Catholic-ga ee Magaalada Hargeysa
Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta soo saartay go’aan kama dambeys ah kaniisadda Catholic-ga ee dhawaan laga furay magaalada Hargysa. War-saxaafadeed kasoo…
Read More » -
Wararka
Wasiirka Waxbarashada DF Soomaaliya oo Heshiisyo Kala Duwan La Saxiixday Wasaaradda Tacliinta Sare iyo Jaamacado Dalka Suudaan ah
Wasiirka waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Dalka Suudaan ayaa heshiisyo kala duwan la saxiixday…
Read More » -
Caafimaadka
Wasaaradda Caafimaadka DF Soomaaliya oo Shuruuc Kasoo Saareysa Xakameynta Caano-booraha Dalka Soo Gala
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney shuruuc kasoo saarayso caano-booraha bedelka looga dhigo nuujinta dabiiciga ah ee ilmaha…
Read More » -
Jaamacadaha
Maxaa Lagu Xasuustaa Caalimkii Reer Masar ee Axmed Zuwayl…Kadib Sanadguuradii 1aad oo Laga joogo Geeridiisa
Arbacadii Shalay ayaa waxay ahayd maalintii ay ugu buuxsantay sandguuradii 1aad ee geerida caalimkii reer Masar ee Axmed Zuwayl ee…
Read More » -
Wararka
Culumada oo Bayaan 10 Qodob Ah Kasoo Saartay Kaniisadda catholic-ga ah ee dib looga Hirgeliyay Hargeysa
Bayaan kasoo baxay culumada Somaliland ayaa looga soo horjeestay kaniisadda catholic-ga ee dib looga furay 30 sano kadib magaalada Hargeysa…
Read More »