Day: August 7, 2017
-
Wararka
Shir looga Hadlayo Istiraatiijiyadda Dib-u-eegista Dastuurka ee Waxbarashada Madaniga ah oo Muqdisho Ka Furmay
Wasiirka wasaaradda arrimaha dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya AVV. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta Muqdisho ka furay shir Afar…
Read More » -
Jaamacadaha
Dalxiiska Buugaagta: Sideed Ku Noqon Kartaa Qof Leh Xirfadda Hal-abuurnimo?
Kitaabkan waxaa qoray Dr. Maxamed Cabdiqani Xuseen Hilaal, iyadoo dabcaddiisii labaad ay soo baxay 1997, waa buug si weyn looga…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Facebook aad Ma u Qabatintay? Daraasadan Cusub ayaa Sababta Arrintaa Kuu Faahfaahineysa.. Xalka Ugu Habboonna Kuusoo Gudbineysa
In badan oo ka mid ah dadka isticmaala barta Facebook-ga way qabatimeen oo kamana fogaan karaan, hadaba daraasad cusub oo…
Read More » -
Wararka
Imaaraatka oo Buug u Qeybinaya Ardayda Masar Bilowga Sanad-dugsiyeedka Cusub
Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta Masar Dr. Dhariq Shawqi ayaa ku dhawaaqay in sanad-dugsiyeedka cusub ee 2017-2018 la qeybin doono…
Read More » -
Wararka
Waxbarashada Somaliland oo Gabi ahaanba Laga Saaray Style-kii Manaahijta Carbeed ee Mudada Dheer Ay Ku Socotay Waxbarashada Gaarka ah
Agaasimaha dugsiyada gaarka loo leeyahay ee wasaaradda waxbarashada Somaliland Muuse Maxamed Shire iyo madaxa kormeerka wasaaradda Xasan Cabdillaahi Rooble oo…
Read More »