Day: August 19, 2017
-
Wararka
Hirgeliyihii Ugu Horreeyay ee Book Fair-da Dalka oo Aan Wareysi Gaar ah la Yeelannay
Waxaan wareysi gaar ah la yeelannay Jaamac Muuse Jaamac oo ah guddoomiyaha xarunta dhaqanka Hargeysa Ee Hargeysa Cultural Center, waa qofkii ugu…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Wiil Dhalinyaro ah oo Shirkadda Google Ku Abaalmarisay $10 kadib Markii uu Helay Goldalool Ay Shirkaddu Leedahay
Wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Uruguay oo 17 sano jirna ah ayaa shirkadda Google ku abaalmarisay lacago 10…
Read More » -
Dugsiyada
Qorsha Sanadeedka Waalidka ee Dhinaca Waxbarashada Ubadkooda
Waalid walba waxa uu jecelyahay amaba uu rajaynayaa in ubadkiisu ay ku guulaystaan waxbarashadooda,hasa yeeshee culayska waxa ay saaraan sidii…
Read More » -
arrimaha bulshada
10 Goobood oo Aaney Suurtogalka ahayn In La Booqdo.. Jasiiradda Abeesooyinka iyo Xarunta Tijaabooyinka Nukliyeerka
10 goobood ee aaney suurtogal marnaba ahayn inaad booqato waxay ka mid yihiin goobaha adduunka aadka loo ilaaliyo isla markaan…
Read More » -
Wararka
Kulan Looga Hadlay Horumarinta Dhinaca Waxbarasho ee Deegaanka Buulo-mareen oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Kulan ay soo qabanqaabiyeen midowga ardayda Jaamacadaha ee deegaanka Buulo-mareer loogana tashanay horumarinta deegaanka ee dhinacyada waxbarashada iyo horumarinta oo…
Read More » -
Wararka
Kulan Iskugu Jiray Wacyigelin Dhanka Waxbarashada ah & Abaalmarin arday oo Ka Dhacay Bandiiradley
Kulan iskugu jiray wacyigelin dhanka waxbarashada ah iyo abaalmarin arday ayaa ka dhacay deegaanka Bandiiradley ee dowlad-goboleedka Gamudug. Kulankan oo…
Read More »