WararkaWaxbarashada

Waxqabadkii 100-maalmood ee XFS ee Dhinacyda Adeegyada Bulshada .. Waxbarashada iyo Caafimaadka oo Aad U Hooseeya

Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya oo soo saartay buug ay uga hadlayso waxqabadkii 100 maalmood ee lasoo dhaafay ayaa  waxqabadkii xukuumadda ee arrimaha waxbarashada, caafimaadka ayaa ahaa mid aad uga hooseeya heerkii la filayay.

Xukuumaddu waxay soo bandhigtay iney qabteen 100kii  maalmood ee lasoo dhaafay ay ka mid ahaayeen,  diyaarinta Hindise sharciyeedka arrimaha bushada ee waxbarshada iyo caafimaadka, qabashada Imtixaankii mideysnaa, dejinta siyaasadda Qaran ee dhalinyarada, Gudagalka tirakoob lagu sameynayo dugsiyda Qur’aanka iyo Masaajidda.

Waxqabadka 100 maalmood ee xukuumadda ee dhinaca arrimaha bulshada halkan hoose ka akhriso:

 

adeegga bulshada adeegga bulshada1

Si kastaba, waxqabadkan 100 ee arrimaha waxbarashada iyo caafimaadka ayaa u muuqda mid aad uga yar wixii xukuumadda laga filay, maadaama aan ognahay muhiimadda weyn ee waxbarashada iyo caafimaadku u leeyihiin bulshada.

Maandeeq FM

Related Articles

Close