Day: August 21, 2017
-
Tiknoolojiyada
Digniinno Caalami ah oo Laga Soo Jeedinayo ‘Khatarta’ Robot-ka Wax Dila ee Sida Ciidanka oo Kale u Diyaarsan
116 Khabiir oo dhanka Teknoloojiyadda ah oo ka kala tirsan 26 dowladood ayaa saxiixay warqad furan oo ay u qoreen…
Read More » -
Wararka
Ra’isul-wasaare Kheyre oo Xarigga Ka Jaray Imtixaanka Qabuulka Jaamcadda Ummadda oo Arday Cusub Qaadaneysa
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kahyre ayaa Maanta furay imtixaan laga qaadayo qaar kamid ah ardayda dugsiyada sare…
Read More » -
Wararka
Koox arday Turkiga ah oo Socdaal ku yimid Dalka Ayaa Howlo Dayactir Ah ka Sameeyay Iskuulka Agoonta ee Gudaha Muqdisho
Koox arday ah oo ka socday jaamcado kala duwan oo dalka Turkiga ah ayaa howl dayactir ah ka sameeyay gudaha…
Read More » -
Wararka
W.Waxbarashada Somaliland oo Ka Digtay Dhalinyaro la Sheegay Iney Deeqo Waxbarasho oo Turki ah ay Dad Lacago Kaga Gurteen
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa ka digeysa dhalinyaro sheegtay iney wadaan deeqo waxbarasho oo dalka Turkiga ah isla markaana ay dad…
Read More » -
Wararka
Masar: Nidaamkii Quudinta Ardayda ee Gudaha Iskuulaadka oo Isbedel Lagu Sameeyay Bilowga Sanad-dugsiyeedka Cusub
Wasaaradda waxbarashada dalka Masar ayaa ku dhawaaqday iney gabi ahaanba joojisay nidaamkii hore ee cuntooyinka gudaha iskuulaadka laga qeybin jiray…
Read More » -
Wararka
Ra’isul-wasaare Kheyre oo Culumo-awdiinka Qaar Kala Hadlay Kaalintooda Hoggaamineed ee Dhinaca Bulshda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo kulan la qaatay culumo-awdiinka Soomaaliyeed ayaa kala hadlay sidii loo…
Read More »