Day: August 22, 2017
-
Uncategorized
Qiimaha Wakhtigu uu leeyahay oo Ka Ballaaran Sida aad Fileyso
Qiimaha uu wakhtigu leeyahay qof kasta oo inaga mid ah waa uu ogsoon yahay, waxaa dhagaheenna aad loogu shubay oo…
Read More » -
arrimaha bulshada
Wadamada Ugu Kobaca badan Dalxiiska Dunida oo Sanadkan Ay Hogaaminayaan Wadamo aan Laga Fileyn
Waxaa lasoo saaray warbixin 4 bilood leh oo ay si joogtaha Afartii biloodba mar ay u sameyso hay’adda dalxiisa dunida…
Read More » -
arrimaha bulshada
Boorso Smart ah oo Kashifaysa Qofka Xadaa Halka uu Joogo
Shirkad la yiraahdo Volterman ayaa soo bandhigtay sample-ka Boorso magaca shirkadda wadata oo leh astaamo badan oo mihiim ah una fududeynaysa…
Read More » -
arrimaha bulshada
Adeegga Dalabaadka Cunnooyinka ee Makhaayadaha Muqdisho oo Noqday Hab Casri ah
Makhaayadaha ku yaallo magaalada Mugadisho ayaa waxay sameynayaan horumarro ballaaran oo dhanka adeegga ah iyaga oo adeegsanaya qalab casri ah…
Read More » -
Wararka
Maamulka Jaamcadda Ummadda oo Ka Hadlay Qaabka ay U Kala Xulayaan 2400 arday oo U Fariisatay Imtixaanka Qubuulka
Maamulka Jaamcadda Ummadda Soomaaliyeed Prof Maxamed Axmed Jimcaale ayaa ka hadlay sida ay u kala xulayaan 2400 arday oo imtixaankii…
Read More » -
Caafimaadka
Qalliin Dhanka Madaxa ah oo Lagu Guuleystay Ayaa Lagu Sameeyay Gabaryar oo 4 Bilood Jir ah Gudaha Muqdisho
Qalliin dhanka madaxa ah oo lagu guuleystay ayaa lagu sameeyay gabaryar oo 4 bilood jir ah gudaha magaalada Muqdisho, gabadhanyar…
Read More » -
Wararka
Jaamacadda al-Azhar oo Kordhineyso 50% Deeqaha Waxbarasho ee Ay Siiso Ardayda Soomaaliyeed
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa tagay Xarunta Al-Azhar Al-Shariif ee magaalada Qaahira, jaamacadda ayaa…
Read More » -
Wararka
W.Waxbarashada Somaliland oo Xayiraaddii Ka Qaadday 7 Dugsi Sare oo Raqsaddii Shaqo Lagala Noqday
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland ayaa ka noqotay go’aan ka dhan ah 7 dugsi oo gaar loo leeyahay…
Read More »