Day: August 23, 2017
-
Caafimaadka
Xaaladda Umul-raaca Hooyada Soomaaliyeed oo Heerkeedu aad U Sarreeyo
Xaaladda umul-raaca hooyada ayaa mareyso mareysaa meel aad u sarreysa dunida gaar ahaan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, waana sida ay…
Read More » -
arrimaha bulshada
Talooyin Kooban oo Ku Aaddan Xoojinta Xusuusta Ardayga
Talooyin kooban oo ku aaddan kobcinta xusuusta arday oo uu ku talinayo khabiir dhanka cilmi-nafsiga ku takhasusay oo heer caalami…
Read More » -
Wararka
Prof. Faarax Qare oo Kala Saaray Aragtiyada Kala Duwan ee Qiimaha Waxbarashada Dalka iyo Tan Jaamacadaha Dibadda Loo Aado
Guddoomiyaha hay’adda cilmibaarista badda ahna mid kamid ah aqoonyahannada heerka sare ee fara kutirska ah ee uu dalku leeyahay Admiral…
Read More » -
Wararka
Kullanka Guddiga Mashaariicda Waxbarasho ee W.Waxbarashada Somaliland oo Ka Furmay Magaalada Hargeysa
Kulan guddiga Mashaariicda waxbarasho ee wasaaradda waxbarshada Somaliland ayaa ka furmay magaalada Hargeysa, kaas oo looga arrinsanayay sidii mashaariicda hortabinta…
Read More » -
Wararka
Magaalada Muqdisho oo Laga Hirgeliyay Iskuul Ay Wax ku Bartaan Caruurta Autism-ku Uu Hayo
Magaalada Muqdisho ayaa laga hirgeliyay Iskuul waxbarasho kii ugu horreeyay ee ay wax ku bartaan caruurta daryeelka gaarka ah u…
Read More »