Day: August 27, 2017
-
Wararka
Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo Ku Yaboohday Deeqo Waxbarasho oo Heerka 1aad iyo 2aad ee Jamacadda ah
Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa waxay soo bandhigtay deeqo waxbarasho oo lacag la’aan ah oo sare loogu qaaday kartida, tayada iyo xirfadda…
Read More » -
Wacyigelin
3 Tallaabo oo aad Kaga Fogaan Karto Welwelka!
In badna oo inaga mid ah waxay ku noolyihiin welwel iyo walbahaar ku hareeraysan dhinacayada kala duwan ee noloshooda oo…
Read More » -
arrimaha bulshada
Golaha Wasiirrada XF Soomaaliya oo Laga Mamnuucay Iney Barahooda Bulshada Ku soo Daabacaan Arrimo Siyaasadeed oo Xasaasi ah
Ra’isul-wasaare ku xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mahadi Maxamed oo qoraal soo saaray ayaa wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya uga mamnuucay iney…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Sawirkaaga oo aad La Wadaagto Saaxiibadaada Baraha Bulshada Waxaa Ku Hagaagta Xasuustaada (Daraasad Cusub)
Daraasad cusub oo lagu soo daabacay joornaalka cilmiga-nafsiga ee “Psychology” tirsigiisii bishan August ayaa lagu ogaaday in sawirka oo la…
Read More » -
arrimaha bulshada
Nin Sheegtay Inuu Aabbe u Yahay 102 Caruur ah… Waxa uu Sidaa u Sameeyay Inuu Dumarka Farxad geliyo
Nin u dhashay dalka Holland ayaa si lama filaan ah waxa uu abbe ugu noqday 102 caruur ah , kadib…
Read More » -
Wararka
Bandhig Suugaaneed ay Ka Qeybgaleen 3 Abwaan oo Caan ah Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Burco
Bandhig suugaaneed si heersare ah loo diyaariyay oo ay ka qeybgaleen 3 abwaan oo caan ah ayaa magaalada Burco loogu…
Read More » -
Wararka
Xarunta Dhexe ee Maamulka Hay’adda Internet-ka DF Soomaaliya oo Si Rasmi ah Xarigga Looga Jaray
Xarunta dhexe ee maamulka Hay’adda Internet-ka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah loo furay maalinimadii shalay ee Sabtida…
Read More »