WararkaWaxbarashada

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo Ku Yaboohday Deeqo Waxbarasho oo Heerka 1aad iyo 2aad ee Jamacadda ah

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa waxay soo bandhigtay deeqo waxbarasho oo lacag la’aan ah oo sare loogu qaaday kartida, tayada iyo xirfadda shaqaalaha dowladda oo heerka koowaad ee Bachelor degree iyo heerka labaad ee Master degree  iskugu jira.

Wasaaradda ayaa shuruudo ku xirtay cidda ay u oglaaneyso deeqaha waxbarasho oo ay ugu horreeyso ballanqaad ah iney si buuxda uga faa’ideysanayaan iyo iney u soo diyaargaroobaan imtixaan kala reeb ah oo ay u galayaan deeqda waxbarasho.

Warqadda oo maanta wasaaraddu ay faafisay ayaa u qorneyd sidan:-

wasaaradda waxbarasahda puntland

Maandeeq FM

Related Articles

Close