Day: August 28, 2017
-
Wararka
Maxaad Ka Taqaannaa Mac’hadka MIT oo ah Kan Ugu Sarreeya Teknoloojiyadda Adduunka
MIT waxaa laga soo gaabiyay Massachusetts Institute of Technology, waa jaamacad gaar ah oo ku taalla Cambridge, waxaa la aasaasay…
Read More » -
arrimaha bulshada
Website Luqadda Aadanaha U Tarjumaya Codka Maroodiga!!
Hay’adda la yiraahdo David Cheldrick Wildlife Trust (David Cheldrick ee nolosha keymaha) ayaa horumarin ku sameysay website luqada aadanah u…
Read More » -
Wararka
28 Arday oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Suudaan oo Munaasabad Sagootin ah Loogu Qabtay Gudaha Muqdisho
28 arday oo deeq waxbarasho ka heshay jaamacadda Ifriiqiya al-Caalamiyah ee dalka Suudaan ayaa munaasabad sagootin ah loogu qabtay gudaha…
Read More » -
Wararka
Wasiirka Waxbarashada XFS oo Sheegay In Jaamacadah Dalka Qaarkood Aaney Gaarsiisneyn Heerkii Looga Baahnaa
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay iney jaamacado aan buuxin heerkii caalamiga ah ee shaqada jaamacadaha Adduunka ayna…
Read More » -
Caafimaadka
Faahfaahin: Tirada Dadkii Ku Waxyeelloobay Ceelbiyoodka Ileed ee Gobolka Bari oo Kor U Sii Kacday
Ku dhowaad 20 qof ayaa geeriyootay in ka badan 150 qofna way la ildaran yihiin Ceelbiyood ay dadku aad uga…
Read More » -
Wararka
XF Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Xilliga Ay Sida Rasmiga ah Ula Wareegayso Maamulka Hawada Sare ee Dalka
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday xilliga ay la wareegayso maamulka hawada sare ee dalka, kaas oo…
Read More » -
Wararka
Maqaal: Farqi Noocee ah Ayaa U Dhexeeya Xafiiska Imtixaanaadka Puntland iyo Somaliland
Markale waa Sanadkii Sadexaad ee aan ka qaybqaato Imtixaanaadka Qaranka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland waxaan Horumar baaxadleh ahayna kalama…
Read More »