Month: September 2017
-
Jaamacadaha
Dalxiiska Buugaagta: Hagaha Sarreynta .. Buug Ka Warramaya Habka Heer Sare Lagu Gaaro
The Greatness Guide “Hagaha Sarreyn”, waa buug uu qoray Robin Sharma oo ah qoraa u dhashay dalka Canada oo aad dunida…
Read More » -
Wararka
Maxaad U Baahantay Inaad Ogaato Si Aad Gaari Uga Soo Iibsato Dalka Japan?
Iyada oo ay ugu wacantahay xaaladda dhaqaale ee Afrika, badankood dadka Afrika waxaa ay doorbidaan in ay iibsadaan gawaarida…
Read More » -
Wararka
6 Macluumaad oo aan Kusoo Qaadannay Iskuulaadka oo La Caddeeyay Inaaney Sax ahayn
Iyadoo iskuullaadka looga baahan yahay iney leeyihiin manhaj go’an oo la jaanqaadi kara casriga , ayaa dhanka kale cilmigu uu…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Wadnahaaga oo Noqonaya Aqoonsigaaga iyo Nambarka Sirta ah ee Telefoonkaaga Gaarka ah
Waxaa suurtagal ah in xilli dhaw wadnaha loo adeegsado aqoonsi ahaan, iyadoo lagu bedelayo habka aqoonsiga faraha iyo indhaha ee…
Read More » -
Wararka
Applicationno aad Kala Soo Degi Karto Mobile-kaaga Smartphoneka oo Kaa Caawinaya Waxbarashada
Waxbarashadu waa waxa inoogu muhiimsan nolosheenna, dhamaanteen waan wada ogsoon nahay oo oraahdaasi cid kastaa way ka…
Read More » -
arrimaha bulshada
Rasaas laga Maqlayo Akadeemiyad Lagu Barto Culuumta Ciidanka ee Gudaha Dalka Mareykanka
Warbaahinta Mareykanka ayaa saaka ku waramaysa in rasaas laga maqlay gudaha akadeemiyad milatari oo ciidanka cirka Mareykanka lagu tababaro oo…
Read More » -
Dugsiyada
Maxay Dalka Kusoo Kordhin Karaan Ardayda Wax Ka Barata Kulliyadda Deegaanka ?
Axmed Maxamed oo ah arday bartay kuuliyadda deegaanka ayaan ka wareysannay waxa uu ku soo kordhin karo dalka, deegaanku waxa…
Read More » -
arrimaha bulshada
Waxay u Diideen Iney Iskuulkooda Ku Biirto Muuqaalkeeda Darteed..Aabeheed Muhuu Sameeyay?
Waxaa aad ugu faafay baraha bulshada ee dalka Suuriya labadii maalmood ee lasoo dhaafay sheekada gabar yar oo loo diiday…
Read More » -
Wararka
Wasiirrada Waxbarasho ee Soomaaliya & Qatar oo Ku Kulmay Dalka Kuwait
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan oo gaaray maalinimadii…
Read More » -
arrimaha bulshada
Madaxweyne Trump oo aan Loo Ogoleyn Wax ka Badan 140 xaraf! ..Kadib Kordhintii Xarfaha Twitter-ka Ee La Gaarsiiyay Illaa 280
Shirkadda Twitter ayaa ku dhawaaqaday in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump aanuu ku jirin dadka loo kordhinayo erayada qoraalka barta, waana…
Read More »