arrimaha bulshadaWararkaWaxbarashada

Daawo… Dabaaldagga Ciidda al-Adxaa ee Wadamada Kala Duwan ee Adduunka

Muuqaalaalka Ciidda ayaa isku mid ah iyadoo ay jirto kala duwanaanshiyo dhanka wadamada ah, masaajiadda ayaa la buuxiyay, suuqyadana waxaa ka buuxa Udxiyadii, waddooyinka aad ayaa loo qurxiyay iyadoo caruurta looga faraxiyay dhar cusub oo soo jiidasho leh, waxaa kale oo la is dhaafsanayay casuumaado kala duwan oo ay dadku iskugu marti qaadayaan raashin heersare ah oo sida ugu fiican loo diyaariyay.

soomaalida

Soomaalida ku dhaqan Mareykanka.

gudah dalka

Gudaha Dalka, gaar ahaan magaalada Baydhabo.

Indonesia

Indonesia

China

Afganistan

Pakistan.

Afganistan

al-Qudus

China

al-Qahira, Masar

Afganistan

Pakistan.

Tunis

Qaza, Falastin

Tuunis

Daanta-galbeed

India

Kazakhstan

Suuriya

Daanta-galbeed, Falastiin

Masar

Cote d’Ivoire

Masar

Ciraaq

al-Qudus

Indonesia

Ciraaq

Daanta-galbeed, Falastiin

Daanta-Galbeed, Falstiin

Moscow

Moscow

Moscow

Cote d’Ivoire

Indonesia.

 

 

Sawirka ugu dabeeyaan waa dalka Turkiga.

Related Articles

Close