WararkaWaxbarashada

Daawo: Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ahaa ee S/Land oo lagu Dhawaaqeyn & 10 Arday ee Ugu Sarreeya

Natiijada Imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare iyo kan dhexe ee Somaliland ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqey maalinimadii shay kadib markii muddo labad bilood ka badan la sugayay.

10 iskuul ee ugu wanaagsaa dhanka isku celceliska natiijada dugsiga sare ayaa u badnaa kuwo ka dhisan gobollada kala duwan ee Somaliland, halka ay ku yaraayeen dugsiyada gudaha Hargeysa.

1 – SOS

2-  Qoryaale Togdheer

3-Qori Lugud

4 –  Gab -Awdal

5 – Hadaafimo – Badhan

6 – Sacaad al-Diin – Salal

7 – Siinaay -Badhan

8 – al-Nuur -Badhan

9 – Faarax Nuur -Balligubadle

10 – Shire Gaab -Sheekh

Hadaba, si aad u ogaato 10 ka gabdhood ee ugu sarreeyay, 10 wiil ee ugu sareeyay ee labada qeybood ee sare iyo dhexe, daawo Muuqaalkan hoose oo aad kaga bogon doonto:

Maandeeq FM

Related Articles

Close