Day: September 21, 2017
-
Caafimaadka
Daraasad Cusub: Qarinta Sirtu Waxay Waxyeello u Geysataa Caafimaadka
Hay’adda u qaabilsan Mareykanka dhanka caafimaadka Nafta ayaa waxay soo saartay warbixin ku saabsan sirta la qariyaa iney xaalad walwal…
Read More » -
arrimaha bulshada
Golaha Wasiirrada Algeria oo Meel Mariyay Mashuuc Sharci oo Indhashareerka Looga Mamnuucayo Goobaha Waxbarashada
Golaha Wasiirada Algeria ayaa meelmariyay mashruuc sharci oo ay kasoo shaqeysay wasaaradda waxbarashada dalkaasi oo lagu mamnuucayo insha shareerka gudaha…
Read More » -
Wacyigelin
5 Qodob oo Curyaamiya Awoodda Qofka Hor-u-Markana Ka Hor istaaga
Qof kastaa inuu horumar sameeyo waa wax isaga un ku xiran, haddii uu qofku rabo inuu galo nolo wanaagsan oo…
Read More » -
arrimaha bulshada
Bahda Waxbarashada oo Loogu Baaqay Inaaney Ku Milmin Siyaasadda
Guddoomiyaha wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland u qaabilsan G/Awdal Prof: Jeeke Cismaan Ciye ayaa bahda waxbarashada uga digay…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Daraasad: Qabatinka Mobillada Smartphone-ka oo Curyaamiya Wax-soo-saarka Shaqo ee Qofka
Haddii aadan awoodin inaad ka fogaato mobilkaaga Smartsphone-ka ah ogow shaqadadaada ayay ugu dambeyn saameynaysaa. waa sidaa lagu sheegay daraasad…
Read More » -
arrimaha bulshada
Howraarteyda Sanadka Cusub ee Hijriga 1439 oo Maanta Bilowday
Waxaa maanta bilowday sanadka cusub ee Hijriga 1439 waana sanad cusub oo u dhashay ummadda islaamka meelkasta oo ay dunida…
Read More »