arrimaha bulshadaWararkaWaxbarashada

Somaliland: Bill & Melinda Gates Foundation oo 1 Milyan oo Dollar Ugu Deeqday 1000 Qoys oo Ka Mid ah Dadkii Abaaraha Ku Cayrtoobay

Hay’adda safamalka ee Bill & Melinda Gates Foundation ayaa 1 Milyan oo dollar ugu deeqday 1000 qorys oo ka mid ah kuwii abaaruha ku cayrtoobay Somaliland iyadoo lacagtu taleefannada dadka si toos ay ugu soo dhacaysay.

Barnaamijkan ayaa waxaa fududeysay ARC(American Refugee Committee) oo armaha abaaraha wax ka qabata, iyadoo dadku qaabka eDahab ay ku helayeen lacata oo si toos ah ugu soo dhacaysay taleefoonka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:

Maandeeq FM

Related Articles

Close