Month: October 2017
-
arrimaha bulshada
Liiska Jaamacado Soomaaliyeed oo Hay’adda UNESCO Aqoonsatay Tayadooda Waxbarasho
Hay’adda UNESCO ayaa soo daabacday liiska jaamacado Soomaliyeed oo ay sheegtay iney tayadooda aqooneed ku kalsoon tahay, kuwaas oo ku…
Read More » -
Uncategorized
Suuriya: 5 Qof oo Ku Dhintay Iskuul Ku Yaalla Bariga Caasimadda Dimishiq
Mucaaradka dalka Suuriya ayaa sheegaya in la dilay 5 qof oo ay ku jiraan saddex caruur ah, 15 kalana uu…
Read More » -
arrimaha bulshada
Hooyo 100 jir Noqoneysa oo U Guurtay Guri Dadka Waayeelka ah Lagu Xanaaneeyo Si Ay U Daryeesho Wiilkeeda oo 80 Jir ah
Iyadoo ay jirto inuu aad u weynaaday, 80 jirna uu noqday ayaa hadana waxaa nool hooyadii oo 98 jir ah…
Read More » -
Caafimaadka
Daraasad cusub: Ragga Yurub oo Madhaleys Noqonaya Marka La Gaaro 2060
Daraasad cusub oo dhawaan soo baxday ayaa sheegaysa in manida ragga Yurub ay sii tayo beelayso, fursadda ay wax ku…
Read More » -
Wararka
Magaalada Cadaado oo Laga Hirgeliyay Mac’hadka Indhoolayaasha Galmudug
Munaasabad shalay galab lagu qabtay xarunta adeegga bulshada ee Senator Abshir Maxamed Axmed ‘Bukhaari’ ee magaalada Cadaado ayaa lagu daahfuray…
Read More » -
Wararka
Astaanta Ugu Wanaagsan ee uu Leeyahay Hoggaamiyaha Guuleystaha ah
Ixtiraamka qofka maamulaha uu u muujiyo shaqaalihiisa waxay xoojineysaa saameyntiisa iyo howlgudashadiisa wanaagsan ee hay’adda uu maamulo. Daraasado heer Caalami…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Saacad Smarts ah oo Loo Qaabeeyay Habka Dareenka Kibilliga Si loo Caawiyo Dadka Indhoolayaasha ah
Professor ka tirsan jaamacadda “Wake Forest” oo kaashana qaar ka mid ah ardaydiisa ayaa waxay hor-u-marin ku sameeyeen saacad Smarts…
Read More » -
Uncategorized
4 Eray oo Aadan Marnaba Ka Maqleyn Afka Dadka Taajiriinta ah
Haddii fursaddu kuu saamaxdo inaad la noolaato labada dabaqadood ee taajiriinta iyo faqiirka labadaba, waxaad arkaysaa farqi weyn oo u…
Read More » -
arrimaha bulshada
1 Qaaddo oo Qura Maalintii ka Isticmaal.. 8 Faa’iido oo Malabka Laga Helo
Malabka ayaa waxaa loo aqoonsan yahay inuu ku jirto cunnooyinka ugu faa’iidada badan aadanaha, faytaamiinaadka, macdanta, amino acids ka laga…
Read More » -
arrimaha bulshada
Xilliyadan oo Kale Ha Iibsan Kabo.. Xajmiga Qiyaasta Cagtu Waa Isbedeshaa Maalintii!
Website-ka “Total Beauty” ayaa sheegay in size-ka cagta maalintii uu is bedbedelo, iyadoo dhaqdhaqaaqa uu qofku sameeyo uu lugaha ballaariyo …
Read More »