Day: October 1, 2017
-
Wararka
Barafuun Dilaa ah oo Wadamo Carbeed Si Xoog leh Ugu Faafay
Xaalad argagax leh ayaa ku jirta dalka Masar iyo dadal badan oo carbeed kadib markii uu ku faafay barafuun dilaa…
Read More » -
arrimaha bulshada
Daraasad Cusub oo Sheegaysa In Aadanuhu Marba Marka Ka Dambeysa Uu sii Nacasoobayo! Sababtu Maxay Tahay?
Xilliyadii hore dadka waxay ahaayeen kuwo aad u caqli badan, waana sida ay inoo sheegayaa imtixaanada heerka caqliga lagu qiyaaso…
Read More » -
arrimaha bulshada
Paris oo Maanta Baabuur La’aan ah!
Axadda maanta ah magaalada Paris waxaan laga ogoleyn inta badan gawaadhida, si booska loogu banneeyo baaskiilladaha iyo alwaaxda kale ee…
Read More » -
arrimaha bulshada
Jaamacadda Oxford oo Sawirka Aung San Suu Kyi ka Dejisay Gudaha Jaamacadda
Jaamacadda Oxford ayaa ku dhawaaqday iney gabi ahaanba ka suulisay gidaarka jaamacadda sawirka Aung San Suu Kyi oo ku xardhanaa…
Read More » -
Wararka
Shiicada oo Maanta U Dabaaldagaysa Munaasabadda Maalinta Caashuura
Malaayiin ka tirsan shiicada Ciraaq ayaa u dabaaldagaysa soo nooleynta maanta Caashuura oo iyaga u ah maalintii la dilay Imaam…
Read More » -
Wararka
5 Iskuul ee Ugu Yaabka Badan Dunida
Marka aad iskuul maqasho, isla markiiba waxaa maskaxdaada kusoo degdegaya dhismo baaxad leh oo barxad weyn oo waasic ah ay…
Read More » -
arrimaha bulshada
Halbeegga Xoriyadda Dunida ee 2017 oo lasoo Saaray…Somaliya Kaalintee Ayay Kaga Jirtaa Sanadkan
Waxaa soo baxay tilmaamaha caalamig ah ee xoriyadda adduunka 2017, oo ay soo saarto mu’asasada “Freedom House”, kaas oo lagu…
Read More » -
Wararka
Saylici: Waxaan Ballanqaadaynaa in Cilmiga la Dhiirigeliyo oo Qabyaaladda iyo Siyaasadda Hoos Loo Dhigo
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo maalinimadii shalay ka qeybgalay xafladdii gabagabada arday ka qalinjabisay mac’hadka culuumta beeraha…
Read More »