Day: October 5, 2017
-
arrimaha bulshada
Abwaan Ishiquro oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Nobel Prize-ka Suugaanta 2017
Abwaanka iyo Qoraaga dhanka riwaayadaha reer Britain ee asal ahaanna kasoo jeeda dalka Japan ee Kazou Ishiguro ayaa ku guuleystay…
Read More » -
Wacyigelin
Deeqo-waxbarsho oo Caalami ah oo aad Codsan Karto Bisha October
Marka ardayda dugsiga sare dhameeyaan oo ay gacanta ku dhigaan shahaadadooda dugsiga sare, arday kastaa waxa uu u hanqal taagaa…
Read More » -
Wararka
Madaxweyne Farmaajo: Dalka Suudaan Waxaan Uga Baahannahay Deeqo-waxbarasho oo Dheeraad ah
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi ‘Farmaajo’ oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Suudaan ayaa dowladda dalkaasi ka codsaday…
Read More » -
Wararka
Xukuumadda Somaliland oo Lagu Eedeeyay Iney Xaraashayso Dhulka Goobo Waxbarasho
Xuseen Axmed Ceydiid oo ah wasiirkii hore ee cadaaladda Somaliland, isla markaana hadda ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani…
Read More » -
Wararka
Qoraa Mareykan ah: Maxaa Dhici Lahaa Haddii Dilaagii Las Vegas ahaan Lahaa Qof Muslim ah?!!
Maqaal Talaadadii lagu qoray jariidada New York Times ayaa qoraaga maqaalku is weydiiyay maxaa dhici lahaa haddii uu qof Muslim…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Taleefoon Casi ah oo Qolka Hurdada Ka Eryaya Duumada
Tallaabo soo jiidasho leh, shirkadda LG ayaa suuqyada soo gelisay mobileka “LG K7i” oo wata teknoolajiyad heersare ah oo la…
Read More »