Day: October 7, 2017
-
Wararka
Yemen: Sanad-dugsiyeedka Waxbarasho oo La Kulamaya Dhibaatooyin Adag
Sanad-dugsiyeedkan 2017/2018 ayaa ku bilowday si galabgalab ah, kadib markii caqabado farabadani ay soo waajeheen hay’adihii waxbarasho ee caasimadda Sanca…
Read More » -
arrimaha bulshada
Marka Shaqadii Ragga Ku Adkayd ay Dumarku u Babac Dhigaan..Hooyo Soomaaliyeed oo “Dhagaxa Jabisa”
Marka shaqada ay sidan oo kale u dhib badan tahy oo ay tahay mid raggabu ay ku dhibaatoonayaana, waa…
Read More » -
Wacyigelin
Ka Fogow Habdhaqankan 4-ta ah Si aan Magacaaga Loogu Qorin Liiska “Dadka Loo Careysan Yahay”
Waxaa dhici karta inaaney ka mid ahayn waxyaabaha shaqo ahaan waajibka kugu ah, laakiin waxaa shaki la’aan ah in dhanka…
Read More » -
Wararka
Nin Japanese ah oo Gubay Xaaskiisa iyo Shan Ciyaal ah oo uu Dhalay
Dhacdo argagax leh, haweenay u dhalatay dalka Japan iyo caruur ay dhashay oo 5 gaarayay ayaa geeriyooday kadib markii gurigii…
Read More » -
Wararka
Macallimiintii Jaamacadda Ummadda oo Dibadbax Cabasho ah Ka Hordhigay Xanunta Jaamacadda
Macallimiinta Jaamacadda umadda Soomaaliyeed ayaa dibadbax cabasho ah ka hor dhigay xarunta Jaamacadda, kadib markii ay sheegeen in muddo 5…
Read More » -
Dugsiyada
Ol’olaha Caalamig ah ee Ladagaallanka Hubka Nukliyeerka oo Ku Guuleystay abaalmarinta Nobel Peace Prize ee 2017
Ol’olaha caalamiga ah ee la dagaallanka hubka nukliyeerka ee “Ican international campaign to abolish Nuclear Weapons” ayaa ku guuleystay abaalmarinta…
Read More » -
Wararka
Dalka Masar oo Sanadkan la Dallacsiinayo 523,846 macallin.. Dallacsiintii Ugu Baaxadda Weynayd Abid ee Taariikhda dalkaasi
Wasaaradda Barbaarinta iyo Waxbarashada Farmsamo ee dalka Masar ayaa Maanta oo Sabti ah bilaabaysa tababarro dallacsiin heer Qaran ah oo…
Read More » -
Wararka
Guddoomiyaha Jaamacadda “IUA” oo Booqashadii Madaxweyne Farmaajo Ku Tilmaamay Mid ‘Taariikhi ah’
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqasho taariikhi ah ku gaaray Jaamacadda Ifriiqiya al-Caalamiyah maalintii Jimcaha October 6, 2017,…
Read More »