DugsiyadaWararkaWaxbarashada

Ol’olaha Caalamig ah ee Ladagaallanka Hubka Nukliyeerka oo Ku Guuleystay abaalmarinta Nobel Peace Prize ee 2017

Ol’olaha caalamiga ah ee la dagaallanka hubka nukliyeerka ee “Ican international campaign to abolish Nuclear Weapons” ayaa ku guuleystay abaalmarinta Nobel Peace Prize sanadkan 2017.

Ol’olahan heerka caalami ee la dagaallanka hubka Nukliyeerka ayaa abaalmarinta ku mutaystay, sida la sheegay, dadaalka ay ugu jirtaan ku baraarujinta dunida khatarta hubku nukliyeerku uu leeyahay.

Qiimaha abaalmarinta uu ururkani helayo ayaa gaareysa illaa 9 million oo Karoon oo u dhiganta ($1.1 milyan oo dollar).

Maandeeq FM

Related Articles

Close