WararkaWaxbarashada

10 Dowladood ee Ay Adag Tahay In Gabari Wax Ku Barato

Maanta oo ay ku beegan tahay maalinta gabdhaha adduunka ayaa mu’asasada One ee dhincayada horumarinta  ay soo saartay warbixin ay kaga hadleyso dowladaha ugu adag ee ay gabari fursadaha waxbarasho ka hesho.

Dowaladahan ayaa ah dowlado faqiir ah oo qoysasku ay la daalaa dhacayaan cunno yari, cudurro iyo barakac dhanka dagaallo sokeeye ah.

Dowladahan ayaa gabdhaha intooda badani ay shaqeeyaan bedelkii inta ay wax baran lahaayeen, waxayna kala yihiin:

1  .Konfurta Suudan

2  .Jamhuuriyadda Afrikada-dhexe

3  .Niger

4  . Afghanistan

5  .Chad

6  .Mali

7 .Guinea

8  .Burkina Faso

9  .Liberia

10 . Ethiopia

Ugu dambeyn, Dowladahan ayaa intooda badan ay ka jirtaa  iskuul yari, sanadkii hore ee lasoo dhaafay ayaa Qaramada Midoobay ku dhawaaqday in loo baahan yahay 69 milyan oo macallin oo dheraad ah dunida oo dhan marka la gaaro 2030 si loo fuliyo ballamaha heerka caalami ee horumarinta waxbarashada.

Maandeeq FM

Related Articles

Close