Day: October 15, 2017
-
Wararka
Maanta oo Kale: October 15, 1969 ..Waxaa si Gaadmo ah Lagu Dilay Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke
Maanta oo kale waxaa si gaadma ah lagu dilay Madaxweynihii hore Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke oo ahaa madaxweynihii Labaad ee Soomaaliya, waxa uu…
Read More » -
Caafimaadka
Cunnooyin aan Si Maalinle ah u Quudanno oo aaney Habbooneyn in La Mayro
Yaraantii waxaa la inoo sheegay inaan wax kasta aan dhaqno, gaar ahaan cuntada, halka dumarka intooda badani ay meyraan wax…
Read More » -
arrimaha bulshada
Hilibkeeda, Baalasheeda, Dhuuxeedu waa Isku Midab.. Wax Ka Baro Digaagadda Madow ee Dunida Ugu Qaalisan
Waxaa dunida aad looga xiiseeyaa digaagadda ‘Madow’ ee Indonesian ka ah ee loo yaqaanno “Lamborghini chicken”, waa doorada adduunka ugu…
Read More » -
Dugsiyada
3 Shardi oo Lagama Maarmaan u ah Si aad Wax Ugu Barato Gudaha UK
Marka aad qorsheenayso inaad wax ka barato mid ka mid ah jaamcadaha UK, waxaa waajib ah inaad marka hore buuxiso…
Read More » -
arrimaha bulshada
Kalimadda “Allaah” ayaa Kanfartooda Ku Xardhaneyd..Viking’s ma Musliim ayay Ahaayeen?
Kafantii qabaa’illada Viking lagu aasi jiray ayaa lama filaan laga helay, waxaa kafantoodii laga helay labada kalmadood ee kala ah…
Read More »