Day: October 17, 2017
-
Wararka
Mudaharaad Lagaga soo Horjeedo Qaraxii Muqdisho oo Ka Socda Magaalada Kismaayo
Iskuulaadka iyo gacansiga Kismaayo ayaa maanta xiran iyadoo dadkii ay iskugu soo baxeen jidadka iyo waddooyinka iyagoo mudaharaadaya qaraxii arxan…
Read More » -
Wararka
Inaad Gacanta Ku Haysato oo Qura ayaa Ku Filan Inuu Garaadkaaga Hoos u Dhigo.. Xitaa Haddii aanuu Shidneyn
Awooddaada garasho ayaa si weyn hoos ugu dhacaysa marka mobilka Smartphone ah uu gacantaada soo galo, xitaa haddii uu dansan yahay. Waa…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Faraanti Badbaadin Kara Nolosha Malaayiin Qof!
Khubaro ka tirsan jaamacadda California ee dalka Mareykanka ayaa hor-u-marin ku sameeyay Fargal(Faraanti) dadka ka badbaadinaya khatarta dilaaga ah ee…
Read More » -
Wararka
Kumanaan Sano Kadib.. Cilmibaarayaal Soo Saaray Sirta Jiritaanka Dahabka ee Dhulka Dushiisa
Jiritaanka Dahabka ee dhulka dushiisa ayaa muddo hal-xiraale ku ahaa culumada, gaar ahaan kuwa Chemistry-ga oo ku wareersanaa muddo kumanaan…
Read More » -
arrimaha bulshada
Hoggaamiyeyaasha Ugu Da’dayar Adduunka
Sebastian Cortes oo 31 jir ah ayaa noqonaya hoggaamiyaha ugu da’da yar aduunka kadib markii xisbigiisu ku guuleystay doorashooyinka Austria,…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Facebook oo Ka Howlgelinaysa Gudaha Dugsiyada Sare ee Britain La Taliyeyaal Da’yar ah
Shirkadda Facebook ayaa Isniintii shalay ku dhawaaqday iney maalgelinayso “safiirro dhanka ammaanka digital ka ah” oo da’yar ah, kuwaas oo…
Read More » -
arrimaha bulshada
Taallada Paris ee “Eiffel Tower”oo Nalkeedii u Damisay Baroordiiqda Dadkii Waxyeelladu Kasoo Gaartay Qaraxii Muqdisho
Taallada Paris ee “Eiffel Tower” ayaa damisay iftiinka habeennimadii xalay iyadoo baroordiiqda kala qeybqaadaneysa shacabka Soomaaliyeed oo ay ka baxaxeen…
Read More »