Day: October 19, 2017
-
Wacyigelin
6 Caado oo Fudud oo Maalintaada Ka Dhigaya Mid Wacan oo Waxtar leh
Waxaa la yiraahdaa qoraal waxaa laga eegaa cinwaankiisa…shay kasta bilowgiisu waxay markhaati ka tahay dhammaadkiisa, marka aad aragto wax maalinta…
Read More » -
Wararka
Imaaraatka oo Magacaabay Wasiirkii Ugu Horreeyay ee Artificial intelligence Aaladaha
Dowladda Imaaraatka ayaa ku dhawaaqaday Khamiista maanta ah in Cumar binu Suldaan uu noqdo wasiirkii ugu horreeyay ee Maskaxda automatic…
Read More » -
Caafimaadka
Robot Qalliin oo Ku Guuleysay Fulinta 150 Qalliin Culus ah
Dadka ka howlgala nidaamka robot-ka “Senhance” ah ee dalka Mareykanka ayaa ka hadlay sida heerka sare ee robot-ka uu shaqadiisa…
Read More » -
Dugsiyada
Falastiiniyad Ku Guuleystay Tartanka Akhriska”Arab reading Challenge” & Iskuulka al-Iman oo Noqday Kan Ugu Wanaagsan
Ardayadda la yiraah Cafaaf Ra’id Badhal oo kasoo jeeda Falastiin ayaa ku guuleystay abaalmarinta “Arab reading Challenge” oo akhriska lagu tartamayay…
Read More » -
Uncategorized
Warbixin: Saameynta Qaraxii Soobe uu Ku Yeeshay Ardayda Jamaacadaha Muqdisho
Qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho 14 bishan, waxa uu saameyn culus oo dhan walba ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxa…
Read More »