Day: October 23, 2017
-
Wararka
Daraasad Cusub: Marka Aad Dhimato Waad Maqlaysaa Dhimashadaada & Oohinta Dadka Aad Jeceshahay
Jariidada The Independent ayaa daabacday daraasad xiiso leh oo uu sameeyay dhakhtar British ah oo la yiraahdo Dr Sam Parnia…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Xilli Dhaw.. Raashinku Isagaa Afkaaga Usoo Duulaya!!
Xilli dhawo aadanuhu uma baahnaan doonaan iney raashinka gacantooda ku cunaan, isaga ayaa u soo duuli doona agagaarka afkana iskeenaya…
Read More » -
Dugsiyada
5-ta Marxaladood ee Aasaasiga ah ee loo Maro Akhrinta Manaahijta Iskuulaadka iyo Jaamcadaha
Waxaa jira waddooyin kala duwan oo dadku ay wax u akhriyaan xilliga waxbarashada iskuulaadka iyo jaamacadaha, laakiin waxaa jira 5…
Read More » -
Caafimaadka
“Dilaaga Aamusan” oo Salfada Nolosha 9-milyan oo Qof Sanadkii!
Tirada dadka u geeriyooda wasakhowga-hawada ayaa gaartay 9 milyan oo qof sanadkii 2015, taas oo u dhiganta 15 jibaar inta…
Read More » -
Wararka
Cilmibaarayaal: Hoos-u-dhaca Cayayaanka-duula oo Khatar Ku ah Nolosha Dunida
Koox cilmibaarayaal ah oo ka kala tirsan dalalka Jarmalka, Holland iyo Ingiriiska ayaa diiwaangeliyay hoos u dhacay 3/4 ah oo…
Read More » -
arrimaha bulshada
Sawirka.. ‘Hooyadaa Waa Taageerahaaga Kaliya ee aad Haysato’ oo Si Weyn u Qabsaday Baraha Bulshada
Sawir uu qaaday photographer-ka Maxamed Rushdi al-Dur oo uu ka qaaday ilmayar oo ciyaar dhaqameed ku ciyaarayay gobolka Tanta ee…
Read More »