Day: October 28, 2017
-
Caafimaadka
Iska Ilaali.. “Dilaaga Aamusan” ee Guriga Kuu Jooga!
Dhakhaatiirta xoolaha oo uga digaya gabdhaha iney rabaayadeystaan xaywaanaadka dad joogta ah ee dhadigga ah, waxaa laga qaadaa cudurro loo…
Read More » -
Caafimaadka
4 Faa’iido oo Muhiim ah oo Laga Helo Soonka Biyaha
Waxaa jira sababo badan oo keena in biyaha laga soomo, waxaa ka mid ah sabab diineed; Soonka bisha Ramadaan oo…
Read More » -
Wararka
Xabsi 24sano ah oo Lagu Xukumay Nin Taliyaani ah oo Dumar Farabadan Qaadsiiyay Fayruska HIV
Maxkamad ku taalla dalka Talyaaniga ayaa Jimcadii shalay xabsi 24sano ah ku xukuntay nin Talyaani ah oo in ka badan…
Read More » -
Dugsiyada
Fursad Dhab ah oo aad Ku Baraneyso Programming-ka aadna Ku Helayso $1milyan oo Dollar
Madaxweyne ku xigeenka Imaaraatka Carabta ahna Ra’isul-wasaaraha dalkaas Sheikh Mohammed bin Rashid Al Maktoum ayaa ku dhawaaqay mashruuc aad u…
Read More » -
Wararka
Arday Soomaaliyeed oo Kaalmo Hore ka Galay Tartanka Dhaqanka ee Jaamcadda Johannesburg
Waa barnaamij hido iyo dhaqan ah oo ay soo agaasintay Jaamacada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, waxaa ka qeybgalayay ardayda…
Read More » -
Wararka
Raadka Saxda ah Halkii Laga Helay Doontii Nabi Nuux CS
Khubaro ku takhasusay culuumta Geology iyo archaeology, ayaa waxay aaminsan yihiin in doontii Nabi Nuux CS, booskeeda saxda ah ee laga helay…
Read More » -
arrimaha bulshada
Tallaabo Hal-abuurnimo Leh.. Xariiqmo 3D ah oo Loo Sameeyay Waddooyinka Iceland
Hor-u-mar cusub oo dhanka magaalooyinka iyo dhismaha ah, Iceland ayaa xariiqmihii waddooyinka ee dadweynaha socotada ah ku bedeshay mid kale…
Read More »