arrimaha bulshadaCaafimaadkaWararkaWaxbarashada

1 Qaaddo oo Qura Maalintii ka Isticmaal.. 8 Faa’iido oo Malabka Laga Helo

Malabka ayaa waxaa loo aqoonsan yahay inuu ku jirto cunnooyinka ugu faa’iidada badan aadanaha, faytaamiinaadka, macdanta, amino acids ka laga helo darteed, waxaanuu ka hortagaa bakteeriyada, fungal-ka iyo oxidative.

Markaa haddaad dooneyso in caafimaadkaagu si wanaagsan u hagaago, waxaad maalintii qaadataa hal qaaddo oo malab ah, waxaad ka helaysaa 64 calories oo aan wax dux ah lahayn.

Hadaba, waxaan idiin soo gudbineynaa 8 faa’iido caafimaad oo malabka laga helo, waana sida lagu soo daabacay website-ka “Bold Sky” ee caafimaadka ka faallooda.

1  .Miisaanka jirka ayuu dhimaa baruurtana wuu gubaa.

2  .Heerka Cholesterol-ka xun ayuu hoos u dhigaa.

3  .Wadnaha ayuu xoojiyaa.

4  .Xasuusta ayuu hagaajiyaa.

5  .Hurdo macaan ayaa laga helaa.

6  .Habdhiska dheefshiidka jirka ayuu xoojiyaa.

7  .Haragga sare ee jirka ayuu nadiifiyaa.

8  .Kasnarka ayuu qofka ka difaacaa.

 

Maandeeq FM

Related Articles

Close