Day: October 31, 2017
-
arrimaha bulshada
Liiska Jaamacado Soomaaliyeed oo Hay’adda UNESCO Aqoonsatay Tayadooda Waxbarasho
Hay’adda UNESCO ayaa soo daabacday liiska jaamacado Soomaliyeed oo ay sheegtay iney tayadooda aqooneed ku kalsoon tahay, kuwaas oo ku…
Read More » -
Uncategorized
Suuriya: 5 Qof oo Ku Dhintay Iskuul Ku Yaalla Bariga Caasimadda Dimishiq
Mucaaradka dalka Suuriya ayaa sheegaya in la dilay 5 qof oo ay ku jiraan saddex caruur ah, 15 kalana uu…
Read More » -
arrimaha bulshada
Hooyo 100 jir Noqoneysa oo U Guurtay Guri Dadka Waayeelka ah Lagu Xanaaneeyo Si Ay U Daryeesho Wiilkeeda oo 80 Jir ah
Iyadoo ay jirto inuu aad u weynaaday, 80 jirna uu noqday ayaa hadana waxaa nool hooyadii oo 98 jir ah…
Read More » -
Caafimaadka
Daraasad cusub: Ragga Yurub oo Madhaleys Noqonaya Marka La Gaaro 2060
Daraasad cusub oo dhawaan soo baxday ayaa sheegaysa in manida ragga Yurub ay sii tayo beelayso, fursadda ay wax ku…
Read More » -
Wararka
Magaalada Cadaado oo Laga Hirgeliyay Mac’hadka Indhoolayaasha Galmudug
Munaasabad shalay galab lagu qabtay xarunta adeegga bulshada ee Senator Abshir Maxamed Axmed ‘Bukhaari’ ee magaalada Cadaado ayaa lagu daahfuray…
Read More » -
Wararka
Astaanta Ugu Wanaagsan ee uu Leeyahay Hoggaamiyaha Guuleystaha ah
Ixtiraamka qofka maamulaha uu u muujiyo shaqaalihiisa waxay xoojineysaa saameyntiisa iyo howlgudashadiisa wanaagsan ee hay’adda uu maamulo. Daraasado heer Caalami…
Read More »