Month: November 2017
-
Tiknoolojiyada
Bloomberg: 800 Milyan oo Qof oo Shaqadooda Ku Waayi Doona Robot Sababtii Marka La Gaaro 2030
Warbixin cusub oo uu soo saartay joornaalka caanka ah ee “Bloomberg” ayaa lagu sheegay iney suurtogal tahay in 800 milyan…
Read More » -
Jaamacadaha
Daawo.. Buugaagta Ugu Iibsiga Badan Dunida Isbuucan ee Liiska “New York Times Best Selling Author”
Waxaa lasoo bandhigay liiska “New York Times Bestselling Author” ee caalamiga ah ee buugaagta ugu iibsiga badan isbuuca, waxaana kaalinta…
Read More » -
Wararka
Taariikh Nololeedka Sheekh Cabdil Al-Basid Cabdi-Samad oo Maanta oo Kale Geeriyooday
Taariikh nololeedka gaarka ah ee Sheekh Cabdil al-Baasid Cabdi Samad, sida ku qoran buugga “Sowtun minsa Al-Samaa”, sheekhu waxa uu…
Read More » -
Wararka
Mac’hadka “SIDRA” oo Soo Bandhigay Daraasad Cilmiyeed Uu Ka Diyaariyay Abaaraha Kusoo Noqnoqda Soomaaliya
Mac-hadka horumarinta iyo cilmibaarista Soomaaliyeed ee SIDRA, ayaa shalay Garowe kusoo bandhigay daraaasad cilmibaaris ah oo ay ka sameeyeen sababaha…
Read More » -
Wararka
Saameynta Computer-ku Ku Yeesho Waxbarashada (Daraasad Cusub)
Khubaro cilmibaaris sameeyay ayaa ogaaday in computer-ka ardayda ka hor istaago in darsiga si fiican u fahmaan. Jariidada “The New…
Read More » -
Wararka
Yaa Ku Guuleystay Tartanka Hal-abuurta Teknoolajiyadda ee Loo Qabtay 4 Jaamacadood Gudaha Magaalada Muqdisho
Waxaa maanta oo Arbaca ah magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay tartanka ku saabsanaa hal-abuurka tiknoolojiyada oo ay qabatay Hay’adda Shaqadoon…
Read More » -
Wacyigelin
5-waddo oo Aad Naftaada Uga Fogeyn Karto Tamarta Khaldan ee Murugada
Tamarta taban “Negative energy” ee ka dhalata inuu qofku si xun u fakaro waa cudur aan ka khatar yareyn cudurrada…
Read More » -
arrimaha bulshada
Daanyeer Soo Bandhigay Xirfaddiisa Sports & Urur u Dhaqdhaqaaqa Xuquuqda Xaywaanka oo Arrintaa Ka Biyo Diiday
Ururka xuquuda xaywaanka u dhaqdhaqaaqa ee “Beta” ayaa Talaadadii shalay cambaareeyay daarnyeer loo adeegsaday inuu dad ku madadaaliyo kulan ka…
Read More » -
Wararka
Bill Gates oo Xubin Ka Noqday Mid Ka Mid ah Mu’asasaadka Cilmiga ee Ugu Muhiimsan Dalka Shiinaha
Warbaahinta caalamka ayaa xaqiijisay in akaadeemiyada Engineering Sciences-ka ee dalka Shiinaha uu Bill Gates ka mid noqday xubnaha ajaanibka ah…
Read More » -
Wararka
Caalim Ruush ah oo Xalliyay 2 Ka Mid ah Masaa’ilka Hilbert oo Xalkooda La Weysanaa Muddo 100-sano Ka Badan
Dr. Yaroslav Sergeyev oo ah professor ka tirsan jaamacadda Nizhny Novgorod oo ah jaamacad xukuumi ah ayaa ku dhawaaqay inuu…
Read More »