UncategorizedWararkaWaxbarashada

Maxaa Ka Jira In UNESCO Aqoonsatay 8 Jaamacadood oo Kaliya?

Layaab ma aha inaad aragto magaca UNESCO oo hay’ado kale oo adduunka ah ay la baxayaan, UNESCO , hay’adda soo daabacday 8 jaamacadood ee Soomaaliyeed, waa magaca u dhigma kan hay’adda Qaramada Midoobay ee xaruntiisu tahay Paris, laakiin waa mu’asaso kale oo jirta kanaa dhisayn South America, waa hay’ad la tartameysa UNESCO eedaymo usoo jeedisa bedelna u ah, siday sheeganayaan, aasaasayaasheedu. si sanadle ahanta waxay u soo saartaan liiska kala sarreynta jaamacadaha Adduunka.

Hadaba, warbixintii hay’adda UNESCO ee 8 jaamacadood ee Soomaaliyeed ay ku jireen maaha UNESCO-tii Qaramada Midoobay ee waa urur kale oo ka dhisan Konfur-America oo laakiin la tartama hay’adda UNESCO isla markaana aaminsan inuu u dhigmo.

Raalligelin

Waxaan ka raalligelinaynaa akhristayaasha Maandeeq FM, warka 8 jaamacadood ee UNESCO aqoonsatay tayadooda waxbarasho, warku waxa uu kasoo baxay UNESCO oo waa sax, laakiin UNESCO tii Qaramada Midoobay ee aan naqaanney maaha, hadda warkani waa hubaal. 

Maandeeq FM

Related Articles

Close