CaafimaadkaWararkaWaxbarashada

15 Talo Caafimaad ee Qofka Da’diisu Dhaaftay 40 jirka

Qofku marka uu 40 jir gaaro waxaa bilaabaneysa isbedello kala duwan oo jirkiia ku yimaadda oo si aan wanaagsaneyn u saameeya xaaladda caafimaad ee qofka, laakiin intooda badan waxaan laga hortagi karaa iyadoo la raacayo tallaabooyinkan fudud.

Sida lagu soo daabacay website-ka “Care2” waxaad raaci kartaa tallaabooyinka marka aad gaarto 40 jirka si aad caafimaadkaaga u ilaashato.

15 talo caafimaad ee loogu talogalay qofka da’diisu dhaaftay 40 jirka

1  .Calcium-ka jirkaaga badi

Calcium-ku waxa uu laga maarmaan u yahay in lafaha jirku ay adkaadaan, sidaa darteed 1000-1200mg oo ayaa jirkaagu u baahan yahay si maalin le ah, sidaas oo kale waa inaad faytaamiin D kugu ku filan uu jirkaagu helo.

2  .Inaan Kobciso Muruqaaga

3  .Ha qaadan waxyaabaha raashinka lagu dhameystiro ee Nutritional supplements, adigoon dhakhtar la tashan.

4  .Ilaalah heerka sonkorta jirkaaga

. Antioxidants farabadan qaado.

Waana maadada hoos u dhiga in calaamadaha waayeelnimadu ay kaasoo muuqdaan.

6  .Qaado raashinka Dietary fiber ku badan yahay, ragga waxaa la rabaa 38 g iney ka isticmaalaan maalintii halka dumarka laga doonayo iney isticmaalaan 25 g. waana raashinka ay ku jiraan Galayda dadka qaarna ay u yaqaanaan arabikhi.

7  .Iska jooji sigaarka

8  .Ha sahashan mushkiladaha Qanjirada dhuunta

9  .Sports joogta ah samee

10  .Si sanadle ah caafimaadkaaga u baar

11  .Potassium badan qaado, meelaha laga helo waxaa ka mid ah Mooska.

12 . Ha iska illoobin Faytaamiin B12

13 . Sports adag oo dhib badan ha sameyn

14  .Socodka badi

15  .Raashinka yareyso

In raashin yar aad qaadato talo dadka iscaateynaya oo kaliya ku kooban maaha ee waa talo guud, inaad raashinka yareyso waxaa laga dhaxlaa guud ahaan cimri dherar iyo caafimaad.

Maandeeq  FM

Related Articles

Close