WararkaWaxbarashada

10 Dowladood ee Ugu Ammaanka Badan Adduunka Marka uu Dillaaco Dagaalka Saddexaad ee Adduunka

Waxaan la fogeysan karin xilligan aan joogno inuu qarxo dagaalka Saddexaad ee Adduunka, iyadoo aan ognahay in dowlado badan ay sameysteen hubka sida weyn wax u gumaada ee Nukliyeerka oo ay ugu dambeyso tijaabooyinkiisa Kuuriyada Waqooyin iyo hanjabaadihii ay is dhaafsadeen dalka Mareykanka.

Laakiin mustaqbalka mugdiga sii galaya ee adduunka waxaa jira dowlado la tilmaamayo in dadkoodi karaan dagaalkaas.

Dowladahan ayaa badan kooda lagu soo xulay xaaladda nabadgalyo ee ay haystaan iyo inaaney cidna cadaawad la ahayn, qaarkood waxaa ka dhisan jaamacadda nabadgalyada adduunka, qaar kalena iney dagaallo dhinac ka noqdaan waxaa ugu dambeysay dagaalkii labaad ee adduunka.

Jariidada The Express ee ka soo baxday gudaha UK ayaa qortay wadamada la filayo iney ka badbaadaan dagaalka 3aad ee adduunka.

New Zealand

Portugal

Switzerland

Slovenia

Austria

Czech Republic

Japan

Iceland

Denmark

Canada

Si kastaba, dowladahan ayaa lagu qiimeeyay habka tilmaamaha nabadgalyada adduunka ee dalalka adduunka lagu qiimeeyo iyadoo ay dhici karto in goobaha ka fog aagga hore ee dalkaaka ay suurtagal tahay inuu dalkeennu ku jiro ay ka badbaadi karaan dagaalkaa caalamiga ah ee la filan karo xilli kasta.

Maandeeq FM

Related Articles

Close