arrimaha bulshadaWararkaWaxbarashada

Da’yar Bakistan U Dhashay oo Madaxiisa Wareejin Kara 180 degrees! (Muuqaal)

Dadka baraha bulshada sida aadka ah ugu xiran ayaa isla dhex marayay muuqaalka wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Pakistan oo awooda inuu madaxiisa wareejiyay 1800 degrees, iyadoo wax dhibaato jireed ah iyo mid muruq ah aan la kulmeyn!.

Wiilkan da’dayar oo la yiraahdo Maxamed Samiir oo da’diisu tahay 14sano ayaa awoodi kara inuu madaxiisa uu dhinaca dhabarka u jeediyo, dadka gadaashiisa taaggan si wanaagsan u arki kara. waxa ayaa ku riyoonaya in hibadan  uu ku gaaro mataaladda(jilliinka) aflaamta cabsida ah ee “horror movies” loo yaqaanno.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Maandeeq FM

Related Articles

Close