UncategorizedWararkaWaxbarashada

Dadka Adduunka oo Indhahooda Ku Arki Doona Muqaal Dhanka Samada ah oo Lix-maamlood Soconaya

Dadyowga adduunka oo dhan waxay indhahooda ku arki doonaa muuqaal nadir ah, kaas oo socondoona muddo 6 cisho ah oo isku xiga.

Warbixin uu faafiyay wargeyska “SpunikNews” qeybiisa afka Faransiiska ku hadasha Isniintii shalay ee 13 November, ayaa lagu sheegay in dadka adduunku ay arki doonaan muuqaal nadir ah oo ku saabsan isku soo dhawaanshiha labada meere Jupiter iyo Venus. Labada meere oo lagu daray Mars iyo dayaxa ayaa sameynaya guntan suunka orbital-ka loo yaqaanno, arrintaas oo  suurtogelineysa in dhacdadaa ay ishu qabato oo dadku ay arkaan Lix cisho oo xirir ah.

Sida ay xustay wakaaladda cirbixiyeennada Ruushka, dadka adduunku waxay awoodi doonaan Maanta oo Talaado ah iney arkaan spiral stars-kaa 4-ta ah oo samada oo meel kaliya ku uruursan, iyadoo heerka isku soo dhawaashiyo ee Jupiter iyo Venus uu gaarayo 00.

Maandeeq FM

Related Articles

Close