WararkaWaxbarashada

Cirbixiyeen Daaha Ka Ragay iftiinka Kacbada ee Marka Hawada Sare La Joogo

Ciribixiyeen Mareykan ah oo la yiraahdo Rondy Bresnik ayaa bartiisa Twitterka soo dhigay sawir cajiib ah oo uu si shakhsi ah u qaaday xilli uu howlo shaqo u joogay saldhig ka mid ah saldhigyada hawada sare ee cirbixiyeennada Mareykanka.

Sawirkan ayaa si cad u muujinaya kacbada oo ku dhaxjirta dhul humaag ah oo aan wax kale laga dheehan karin.

Wuxuu Tweet-kiisa kusoo qoray: “Magaaladda Makka ee Muqaddaska ah oo ay kacbadu ku taallo, taas oo si cad uga muuqata marka la jooga hawada sare.”

Maandeeq FM

Related Articles

Close