WararkaWaxbarashada

Guulaystayaasha Abaalmarinta Nobel Prize oo Maanta Lagu Guddoonsiinayo Caasimadaha Oslo iyo Stockholm

Caasimadda Norway ee Oslo iyo caasimadda Sweden ee Stockholm ayaa maanta lagu bixinayaan abaalmarinta guulaystayaashii Nobel Prize ee sanadkan 2017.

Ol’olaha la dagaalanka hubka nukliyeerka ee “Ikan” ayaa heli doona abaalmarinta Nobel Prize-ka nabadda adduunka iyadoo lagu qadariyay dadaalka ay ugu jiraan joojinta faafitaanka hubka nukliyeerka.

Dhanak caasimadda Sweden ee Stockholm boqorka Sweden Carl XVI ayaa galabta guddoonsiindoona abaalmarta Nobel Prize-ka caafimaad, physics-ka, Chemistry-ga, Dhaqaalah iyo Suugaanta guddoonsiin doona dadkii mutaysatay.

Caadaha ahaan abaalmarinta Nobel Prize-ka waxaa la bixiyaa maalinta uu geeriyooday aasaasihii abaalmarinta ee “Alfred Nobel“, oo geeriyooday December 10,1896.

Maandeeq FM

Related Articles

Close