arrimaha bulshadaTiknoolojiyadaWararkaWaxbarashada

10 Channel ee Ugu Faa’idada Badan Yutube 2017

Yutube waa adeegga ugu shacbiyadda badan dhanka internet-ka oo kumanaan muuqaal daqiiqaddiiba lasoo geliyo dadkuna ay ka daawadaan.

1bilyan oo qof dad ka badan ayaa adeegsada shabakadda Yutube si bille ah, waxana Yutube uu ka faa’ideystaa shirkadaha wax xayaysiista oo soo doonta macaamiisha  si waxsoosaarkooda cusub loo arko.

Hadaba, website-ka Mspsteem ee dalka Mareykanka ayaa faafiyay liiska Channellada Yutube-ka ugu faa’iidada badnaa sanadka 2017.

1 –Daniel Middleton ayaa kaalinta koowaad ku jira, waxaa soo galay sanadkan 16.5 milyan oo dollar.

2 –Evan Fong ayaa waxaa soo gashay sanadkan 15.5 milyan oo dollar.

3 –Dude Perfect, waxaa soo gashay 14 milyan oo dollar.

4 –Markiplier, waxaa sanadkan soo gashay 12.5 milayan oo dollar.

5 –Logan Paul, oo ay soo gashay sanadkan 12.5 milayn oo doolar

6 –PewDiePie, ayaa galay kaalinta lixaad waxaana soo gashay 12 milyan oo dollar.

7 –Jake Paul, waxa uu galay kaalinta todobaad waxaana soo gashay faa’ido gaaraysa 11.5 milayan oo dolar.

8 –Ryan ToysReview, waxa soo gashay sanadkan 11 milayan oo dollar.

9 –Smosh, ayaa galay kaalinta sagaalaad iyadoo ay soo gashay faa’ido gaareysa 11 milayan oo dollar.

10 –Lilly Singh oo sanadkan ay soo gashay 10.5 milyan oo dollar.

Maandeeq FM

Related Articles

Close