Month: January 2018
-
Wararka
Hay’adda DIYANET oo Ballanqaaday Illaa Heer Jaamacadeed Iney Garab Istaagayso Ardayda Iskuulkan Ku Yaalla Muqdisho
Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Sheikh Suufi ayaa dib u howlgalay ka dib markii uu muddo 6 sano ah uu…
Read More » -
Wacyigelin
4-ta Caado ee Maalkaaga Xadda Adigoon Dareen Saneyn
Dunida aan ku noolnahay waa duni badeecadu ku badan tahay oo waxyaaba oo cusub daqiiqadba ay iska soo dabadhcayaan, waxaa…
Read More » -
arrimaha bulshada
Magaalo Turki Ah oo Laga Hirgeliyay Adeeg Taxi Bilaash ah.. Deegaankana Saaxiib La Ah
Taxi baaskiilka loo yaqaanno Tuk-tuk ayaa soo jiitay indha dadka ku dhaqan magaalada Luleburgaz ee gobolka Kirklareli ee waqooy galbeed…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Virus Cusub oo ku Dhacay 2000 oo Website oo Nidaamka “WordPress” Ku Shaqeeya
Cilmibaarayaal dhanka amniga electronic ka shaqeeya oo ka tirsan shirkadda “Sucuri” ayaa ka digay virus saameyn ku yeeshay 2000 oo…
Read More » -
arrimaha bulshada
“26 Neef oo Ido ah & 10 Riyood oo Doon Dusheeda Saaran” Naaquudaha Doontaasi Waa Imisa jir?.. Su’aal Wareerisay Shiinaha
Su’aal ku jirtay imtixaankii dugsiga hoose ee dalka Shiinaha ayaa dood badan ka dhalisay ardayda, waalidka iyo macallimiinta, maadama aaney…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Shirkadda Google oo Soo Kordhisay Adeeg Cusub oo Faa’iido u Leh Cidkasta oo Internet-ka Isticmaasha
Waxaa jira waddooyin farabadan oo xawaaraha internetka lagu qiyaaso, laakiin shirkadda Google ayaa suuqa soo gelisay adeeg cusub oo faa’iido…
Read More » -
Wararka
5 Talo oo Kordhineysa Aqbaaladda Codsiga Minxooyinka Waxbarasho ee Dalka Turkiga
Bilowga bisha soo aaddan waxaa bilaabaneysa qabashada araajida ardayda minxo waxbarasho ka dooneysa iney ka hesho gudaha dalka Turkiga. Is…
Read More » -
Wararka
Nooc Ka Mid ah Libaaxa oo Inuu Dabargo’ay Lagu Dhawaaqay
Saynisyahannada Xayawaanka dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu dabargo’ay Libaaxa buuraha bari ee naadirka ah loona yaqaanay…
Read More » -
Wararka
Dowladda Sucuudiga oo Xabsiga Dhigtay Dr.Walid Fitaihi oo ah Macallin Ka Tirsanaa Jamaacadda Harvard
Dr. Walid Fitaihi oo ahaa professor ka tirsan jaamacadda Harvard ayaa lagu xiray dalka Sucuudiga. Dr. Walid ayaa waxa uu…
Read More » -
arrimaha bulshada
India: 21 Milyan oo Gabdhood oo Ka Dhashay Qoysas Aan Laga Rabin
Ku adkaysiga Hindida qaar si ay mar un wiil u dhalaan ayaa waxaa ku dhaleen illaa 21 milyan oo gabdhood…
Read More »