Day: February 17, 2018
-
arrimaha bulshada
Mataankiisa ayuu Qoorta u Geliyay Dambi 16 sano oo Xabsi ah.. Sheeko Layaab Badan oo Ka Dhacday Xabsi aad Loo Ilaaliyo
Booliska Peru ayaa gacanta ku dhigay maxbuus mataankiisa oo booqasho ugu yimid suuxiyay, booskiisa u bedelay kadibna baxsaday. Sida…
Read More » -
Caafimaadka
Nadaafadda Guriga oo Dhibaato Ku Ah Dumarka Si u Dhiganta Qof Caba 20 Xabbo oo Sigaar ah Maalintii
Daraasad cilmiyeed dhawaan soo baxday oo ay sameeyeen cilmibaarayaal Mareykan ah ayaa lagu ogaaday in nadaafadda guriga ay saameyn…
Read More » -
Tiknoolojiyada
Raac Tallaabooyinka oo Sawirka Mobile-ka Smartphone-ka U Wareejiso Computer Adigoon Cable U Baahan
Sawirka inaad ka soo dirto mobile Smartphone ah oo aad computer ku wareejiso waa mushkiladda ugu badan ee ay…
Read More » -
Wararka
Yaa Faraxad Badan Doobabka iyo Xaaslayaasha.. Arrintu Sidaad Moodeyso Way Ka Duwan Tahay!
Dadka doobka ah ayaa leh astaamo dheeraad ah oo ay kaga wanaagsan yihiin dadka xaaslayaasha ah ee lamaanahooda la…
Read More » -
Wararka
Daahrog cusub oo Ka Hortagaya Cudurrada Wadanaha Kolestaroolka Xunna Suulinaya
Saynisyahanno Mareykan ah ayaa daaha ka rogay hiddeside cusub oo dadka ka ilaalin kara cudurrada wadanaha, dhiiggana ka nadiifinaya kolesteroolka…
Read More »